Dhayal

$0

Category:

Alaaba dhigane waxa u caado ah in uu hanaan u yaalo hab tebin sugan oo dhawr ah midkoodna leeyahay hadaba buugani waa mid u yaala hab tilmaan iyo taabasho guud oo la ishaarayo qodobo bulshadu ka gaabisay taas oo qeexitaano kooban iyo balaaadhin gaar ah leh oo hadana aan si qotonsan aan loo gudo galayn inta waajibka ah balse inta xil ahaan aan naftayda iska saaray aanan u arkay in aan bulshadayda iyo kuwa kala mid noqda xaalka maantaba uu buugani u noqdo mid ay kaga bogtaan umuuro badan waliba ay xil iska saaraan oo sida ugu suurogalsan una haboon uga dabqaataan

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Dhayal”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart
Scroll to Top